Featured author
:
Poll: Like Our New Look?
Do you like our new Vivvo look & feel?

BEESHA KARANLE OO LA SHIREYSA RAG KA TIRSAN OO ALSHABAAB KA MID AH

Waxaa maalmahan socda shirar u dhexeeya odayaasha dhaqanka ee beesha Karanle iyo rag beesha u dhashay oo ka mid ah xarakada Alshabaab kaasoo looga arinsanayo  waxyaabaha...
Full story

Madaxweynaha ceelbuur state oo jaaliyadaha dibadda ka codsadey iney ka qeybqaataan sidi alshabaab looga saari lahaa degaanadooda

shir ballaaran oo uu madaxweynaha ceelbuur state uu ku qabtay qadka taleefanka ayna ka soo qeybgaleen dhamaan jaaliyadaha beesha karanle ee dibadaha deggan ayaa waxaa...
Full story

CIIDAMADA ALSHABAAB OO KA GUURAYA DEGAANADA CEELBUUR IYO GALHAREERI

Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ayaa sheegaya in ciidamadi Alshabaab ay isaga baxayaan degaanadaas iyadoo la arkayo iney u soo baxsanayaan degaanada...
Full story

DKMG AH OO QABSATAY BALEDWEYENE IYO CIIDAMADA SHABAAB OO KA WADA BAXAYA GOBOLADA HIIRAAN IYO GALGUDUUD

ciidamada DKMG oo garbsanaya kuwa ahlusuna iyo ciidamo yar oo itoobiyaan ah ayaa saakay ku ruuqaansaday magaalada baledeweyne oo ay awalba kaabiga u joogeen. wararka laga...
Full story

madaxweynaha Ceelbuurstate oo hambalyada ciidda u diary shacabka ceelbuur state

madaxweynaha ceelbuur sate oo ku sugan magaalada nairobi ayaa shacabka ceelbuurstate u diray hambalyada ciida ramadaanka. madaxweynaha ayaa shacabka ceelbuurstate u rajeeyey iney nabad iyo barwaaqo...
Full story

TACSI innaalilaahi wa innaa ileyhi raajicuun raajicuun

dhamaan jaaliyadda karanke ee uk iyo norwey waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan rer maxamed cali oo kala ah: Luul Maxamed Cali, Daahir maxamed cali, Yuusuf...
Full story

jaaliadda karanle ee uk oo shasho sharaf u sameysay xildhibaan Mustaf Shiikh Cali dhuxulow

xildhibaan mustaf shiikh cali dhuxulow ayaa caawa 23/98/2011 magaalada London afur sharafeed ugu sameeyey dhamaan waxgaradka beesha karanle. xildhibaanka ayaa beesha karanle uga warbixiyey xaaladda soomaaliya...
Full story