CeelBuur State Official Website: ugaaska beesha murusade oo ka qeybgalaya shir oday dhaqameedka soomaalida uga furmay xamar ================================================================================ abdul mohamud on 06/05/2012 15:15:00 Ugaaska beesha murusade ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas faracadde ayaa dhawaan wuxuu ka qeybgalay shirka ay oday dhaqameedyada soomaaliyeed uag tashanayaan arimaha dustuurka soomaaliya ay yeelan BEESHA KARANLE OO LA SHIREYSA RAG KA TIRSAN OO ALSHABAAB KA MID AH ================================================================================ abdul mohamud on 26/01/2012 13:02:00 Waxaa maalmahan socda shirar u dhexeeya odayaasha dhaqanka ee beesha Karanle iyo rag beesha u dhashay oo ka mid ah xarakada Alshabaab kaasoo looga arinsanayo waxyaabaha Madaxweynaha ceelbuur state oo jaaliyadaha dibadda ka codsadey iney ka qeybqaataan sidi alshabaab looga saari lahaa degaanadooda ================================================================================ abdul mohamud on 05/01/2012 16:20:00 shir ballaaran oo uu madaxweynaha ceelbuur state uu ku qabtay qadka taleefanka ayna ka soo qeybgaleen dhamaan jaaliyadaha beesha karanle ee dibadaha deggan ayaa waxaa CIIDAMADA ALSHABAAB OO KA GUURAYA DEGAANADA CEELBUUR IYO GALHAREERI ================================================================================ abdul mohamud on 03/01/2012 06:43:00 Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ayaa sheegaya in ciidamadi Alshabaab ay isaga baxayaan degaanadaas iyadoo la arkayo iney u soo baxsanayaan degaanada DKMG AH OO QABSATAY BALEDWEYENE IYO CIIDAMADA SHABAAB OO KA WADA BAXAYA GOBOLADA HIIRAAN IYO GALGUDUUD ================================================================================ abdul mohamud on 31/12/2011 05:51:00 ciidamada DKMG oo garbsanaya kuwa ahlusuna iyo ciidamo yar oo itoobiyaan ah ayaa saakay ku ruuqaansaday magaalada baledeweyne oo ay awalba kaabiga u joogeen. wararka laga jaaliyadda Karanle ee magaalada London oo dooratay maamul cusub ================================================================================ abdul mohamud on 28/12/2011 13:46:00 shir dhawaan lagu qabtay magaalada London ee carriga Ingiriiska oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee ka kooban tahay jaaliyadda Karanle ayaa looga beesha karanle ee wadanka keenya oo doortay gudiyo iyo maamul ku meel gaar ah ================================================================================ abdul mohamud on 23/12/2011 15:26:00 Munaasabad Ballaaran oo ka dhacday Hotelka Weyn ee Grand Royal ee ku yaalla Magaalada Nairobi ayaa looga dhawaaqay Maamul ay sameesteen dhalinyarada beesha HAMBALYO HAMBALYO CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED ================================================================================ abdul mohamud on 21/12/2011 15:50:00 Madaxweynaha dowlad goboleedla ceelbuur state,golihiisa wasiirada, golaha baarlamaanka, haweenka ,aqoonyahanka maamulka ceelbuur state waxay hambalyo u dirayaan dhamaan saraakiisha,saraakiil xigeenka.alifleyda iyo dableyda ciidanka booliska soomaaliyeed maxaa looga hadlayaa shirka garoowe? ================================================================================ abdul mohamud on 21/12/2011 12:31:00 Marka laga hadlayo shir waxaa loo baahan yahay inuu lahado laba qodob oo muhiim ah kuwaasoo kala ah in la yaqaan dadka shirka ka soo dowladda ku meel gaar ah oo aqoonsatay maamulka Xibin iyo xeeb ================================================================================ abdul mohamud on 29/11/2011 07:14:00 war ka soo yeeray madaxweynaha maamulka Xibin iyo xeeb ayaa lagu sheegay in DKMG ay aqoonsatay maamulka xuibin iyo xeeb oo ka mid ah maamulada ka