Home | News | FIRXADKA SHABAAB & FADLIGII EEBBE. MAXAA XIGA? Waa jabeeneen jabiya...Xasuuso wax yar wixii ka danbeeyay 1991-2011
:
Poll: Like Our New Look?
Do you like our new Vivvo look & feel?

FIRXADKA SHABAAB & FADLIGII EEBBE. MAXAA XIGA? Waa jabeeneen jabiya...Xasuuso wax yar wixii ka danbeeyay 1991-2011

Font size: Decrease font Enlarge font
20Fashilay_336724588.jpg 20Fashilay_336724588.jpg

22/8/11sii aqri

Wax ayna ahaayeen dagaaladaasi kuwa leh wijiyaal iyo aragtiyo kala duwan oo xilli walba aan ku qiimeyn jirnay, inkastoo mida haatan dalka uu ku jiro ay tahay mid aanan waligeed la ilaabi Karin horayna loo arag.

Hogaamiye kooxeedyo dadka sida ay doonaan ka sameyn jiray ayuu dalka soomaray waxaana Fadliga Eebbe ay wada raaceen dhamaantooda daadkii Eebe.

hore wax soo dhaaf …. !!! waxaa soo baxay kooxo badan oo markaasi u iyana ekaa kuwa ka gadisay muuqaal ahaan iyo waliba aragti ahaan kooxihii ka horeeyay waxaana hormuud u ahaan Maxaakiimta Islaamiga oo mar qur' ah dalka kasoo ifbaxay ayadoona dadka intooda badan ay amaaneen hadana waxaa jira qaladaad aad u badan oo ay ka galeen dadka iyo waliba dalka ayadoona jawaabtii ka soo baxday la wada arkay xiliyo badan oo aan soo dhaafnay oo waxa ay dalka ka carareen maalin cad ka dib markii arkeen in awooda intaas ka dib aysan u babac dhigi Karin ciidamo Ethiopian ah oo xiligaas dalka lagu soo aruuriyay.

Kala jabkii Maxaakiimta!!! waxaa ka abuurmay Alshabaab!!!

Dagaalka ka socday dalka waxa uu galay heerar kala duwan waxaana dhacday in ciidamada Ethiopian ay la dagaalami jireen koox magaca Alshabab wadata iyo waliba Maxaakiimta,…….!!!! Markii dagaalo loogu magac daray kudhufoo ka dhaqaaq ay kasii socdeen dalka durba Maxkamadihii waxa ay heshiis dhow la gaareen Dowladii xiligaasi waxaana banaan cad kusoo dhacay Alshabaab oo xiligaasi ku taameysay in ay la wareegto hogaanka mucaaradka oo in muda ah dhulka iskula dhaceysay dhiig badana u daadiyay.

Waxaa dhacay dagaal aan loo aabayeelin Diinta Islaamka oo waxaa mudo 10-cisho uu dagaal ka soconaya Muqdisho kaa oo u dhaxeyay Shabaab & Maxaakiimta oo ugu danbeyntii kusoo idlaaday in Shabab ay la wareegeen gobo badan oo ay horay ugu sugneed Dowladii xiligiisa ka jirtay Somalia.

Awooda Alshabaab!

Xooga Kooxda Alshabaab ayaa wixii markaa ka danbeeyay waxa ay aheyd mid sii laba jibaarta dagaalada ayadoona deegaano badan oo ay ku sugnaayeen ciidamada DKMG Somalia ee xiligaasi ay si xoog ah kula wareegtay waxaana ka mid ahaa Gobolada dhexe iyo waliba gobolo badan oo ay Dowlada xiligaasi awood buuxda ay ku leheed oo ay ka mid tahay Baay & Bakool.

Shabaab waxa ay aruursadeen caruuro badan ayagoo xiligaasi ay la jalbeysnaayeen caruurtaasi waxa ka soconaya magaalada Muqdisho gaar ahaan dagaalada oo looga sheekeeyay in Janadaba ay taalo magaalada Muqdisho waxaana ka dhashay in hooyooyin badan ay ku caruur waayaan dagaalo badan oo lagu riiqmay oo ka dhacay Muqdisho oo xitaa aanan loo sheegin caruurtooda meesha lagu xabaalay ka dib markii lagu laayay dagaalada.

Guulaha Shabaab iyo dagaaladii ka dhici jiray Xamar

In kastoo dagaalada Shabaab ay ku qaadi jireen fadhiisimaha ciidamada DKMG Somalia iyo kuwa AMISOM ay ahaan kuwa aanan guulo badan ka gaari jirin hadana waxaa jira in dagaalada qaarkood ay Shabaab marmar ku qaadi jireen dagaalada loo yaqaano kudhufoo ka dhaqaaq oo ay qasaarooyin ugu geysan jiraan Dowlada KMG Somlia iyo waliba AMISOM balse dagaaladaasi ayaa ah mid ay kaga awood roonaayeen dhanka Media oo ay u adeegsanjireen qalab warbaahino badan oo ay Soomaali ka dhaceen Kooxdaasi.

Labo Radio Station iyo waliba ilaa dhowr website oo ay ku faafsan jireen kooxdaasi codkooda ayaa ahaa kuwa ay ka dhaceyn Soomaali ganacsata ah bale kooxda ayaa aheyd mudooyinkii ugu danbeeyay mid sii wiiqmeysay awood ahaan iyo waliba dhaqaale ahaan ka dib markii 6-dii bilood ee ugu danbeeyay dagaalo xidhiidh ah lagu qaaday oo weerarka uu ku badnaa dhanka Shabab in lagu soo qaado.

Fashilka Shabaab iyo dagaalada Muqdisho

Dagaalada Muqdisho ka soconay ayaa ahaa kuwa maalin walba sii xoogeesta ayadoona ay u sii dheertahay dhaqaala la'aan iyo khilaaf xoogan oo soo kala dhaxgalay hogaanka sare ee Shabaab waaana mida keentay in Shabaab ay ku fashilmaan dagaalada ka soconaya Muqdisho maalmihii ugu danbeeyayna keentayna in gabi ahaan ay ka cararaan dalka Somalia sababo badan oo xiligaan jira.

Firxadka kooxdaasi ayaa la aaminsanyahay in uu ka danbeeyay khilaafka soo kala dhaxgalay hogaanka sare ee Kooxda iyo waliba dhaqaalo xumo soo foodsaartay mudooyinkii ugu danbeeyay kooxdaasi oo ay xitaa waayeen in gurmad ay ku keenaan magaalada Muqdsiho.

Dagaaladii bisha Ramadaanka ayaa ahaa mid gabi ahaan Shabaabka ay ku wada fashilmeen kuna go'een marka loo eego dhaqaalo iyo ciidan ahaan waxa ayna ugu danbeyntii ku fashilmeen in ay sii wadaan dagaaladaasi taa oo ay xitaa dareensanaayeen ciidanka dagaalka ku jira in wax un uu jiro.

Maxaa xiga firxadkaasi ka dib? Shabaab halkuu afka aadiyay????

Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka iyo waliba dibadiisa ayaa intooda badan ka wardhowrayay mudooyinkii ugu danbeeyay fashilka haatan ku yimid kooxda ee sida arxan darada dadka u gowrici jiray ayadoona aysan jirin maanta cid si toos ah u taageerdan xitaa kii taageero maalin ayaa lagu keenayaa ayadoona isaga ama ehelkiisa qudha laga jarayo ayadoona loogu marmarsiyoonayay in dhanka Dowlada ugu yaraan uu aaday ama ehelka ay aadeen.

Kooxda ayaa maanta ayaa gabi ahaan faarujiyay Muqdisho iyo gobolo badan oo dalka ku yaala 06- August 6, 2011 ka dib markii ay arkeen in wax maslaxa ah aysan ugu jirin dagaaladaasi maalin walba ka sii soconaya dalka waxaana lagu wadaa in markaan wixii ka danbeeyay ay kooxda ku taameyso in ugu yaraan ay dhibaatooyin u geystay dhanka dowlada iyo AMISOM ee dalka ku haray ayagoona u adeegsan doon qaabab kala duwan:
 

  1. Dagaal ku dhufoo ka dhaqaaq
  2. Miina aasid
  3. Bartilmaamsi Shaqsiyaad loo arko in ay la shaqeeyaan Dowlada ama taageera
  4. Bambo tuurow oo awalba caado u aheyd
  5. Iyo dhaqaalaha Soomaalida oo ay dhuunta u galaan

 

Kooxada Alshabab ayaa la rumeysanyahay in ay ku dhisinyihiin fikiro horay looga saxiixay hogaanka sare ee Al-Qaacida ayadoona kooxda ay tahay mid laf cad toobin ku heysay mudii ay dhisneed waxana laga yaabaa in kooxda ay la soo baxdo qaabab kale oo ka gadisan kii hore maadaama la rumeysanyahay in hogaanka uu wali isku fakir ka wada aheyn arimo badan.

Cali dheer, Abu mansuur waa la isku tiriyaa Fu'aad Shongole iyo amiirka kooxda iyana waxaa la rumeysanyahay in ay isku fakir yihiin taa oo la rumeysanyahay in khilaafka kooxda uu kasoo bilowday.

Warar hoosa aan helayana waxaan ku soo ogaaday in khilaafka kooxda in uu keenay in si aan loo wada dhameyn loogu dhawaaqay in dalka ay soo galaan Hey'adaha gargaarka oo ay horay u diideen in ay ka shaqeeyaan waana mida ka danbeysa in khilaafka uu gaaro heer la kala qaato ciidamada oo markii hore lagu soo xulay qaab Qabiil.

Waxaana jira bililiqo ba'an oo ay kooxda ka geystay guud ahaan deegaanadii ay maamuleysay ayadoona dadka reer Muqdisho wali ay damaashaad ka dhigayaan aqalooda ducada iyo Alla bariga.

warakaan waa ka madax banaan yahay maamulka ceelbuur state.

 

Subscribe to comments feed Comments (44 posted):

True Religion Jeans Outlet on 31/10/2011 01:19:53
avatar
Kooxada Alshabab ayaa la rumeysanyahay in ay ku dhisinyihiin fikiro horay looga saxiixay hogaanka sare ee Al-Qaacida ayadoona kooxda ay tahay mid laf cad toobin ku heysay mudii ay dhisneed waxana laga yaabaa in kooxda ay la soo baxdo qaabab kale oo ka gadisan kii hore maadaama la rumeysanyahay in hogaanka uu wali isku fakir ka wada aheyn arimo badan.
Thumbs Up Thumbs Down
1
Gpad Android 2.3 on 03/04/2012 01:25:23
avatar
Thanks for transmitting this consultive segmentation
Thumbs Up Thumbs Down
0
this website on 24/04/2012 12:40:42
avatar
This is a wonderful evince. I enjoyed the set lot. I penning implication this ply. Thanks for compute this chenopodiaceae trait.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Online Degree Help on 28/03/2012 05:21:11
avatar
The highflying is tarradiddle in garment a breaking 33rd and it entails idiosyncratic perdurable benignancy for me. I am determining to wee your towering way of connector the playacting. Now you danger it macerate for me to micturate and get the theory. Add you for the airman.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Job Descriptions on 26/03/2012 05:45:27
avatar
I enjoyed variation your differentiate. Thanks a lot for distribution this one to us. Labor fearless to communicator of your posts presently
Thumbs Up Thumbs Down
0
3.5mm Audio Extension Cable on 29/02/2012 03:15:55
avatar
Thank you for the excellent article 。 My husband and I were very impressed with all the issues that she addressed. They will be a big help to us, not to mention to the many families that are now and in the years ahead that will be caring for their parents and/or aging family members! Great job, Kathryn! It's a "keeper"!
Most Sincerely, Mr & Mrs Kloth
Thumbs Up Thumbs Down
0
Birthday Wishes For Husband on 02/02/2012 10:01:29
avatar
The post is written in very a good manner and it entails many useful information for me. I am happy to find your distinguished way of writing the post. Now you make it easy for me to understand and implement the concept. Thank you for the post.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Arizona Life Insurance Quote on 26/01/2012 00:38:01
avatar
This post is helpful with an analysis I am doing for a specific group of people. Do you have any other articles to suggest on this topic? Thanks
Thumbs Up Thumbs Down
0
stage props rental on 20/01/2012 09:07:17
avatar
I have been assigned to do a report for our school newspaper on this subject, and your post has been beneficial. Can you please add more reference to this topic, thanks.
Thumbs Up Thumbs Down
0
jumeirah park on 23/01/2012 06:21:45
avatar
Now its easy to find for pages
Thumbs Up Thumbs Down
0
Jeanette on 21/11/2011 09:21:22
avatar
That's not even 10 mintues well spent!
Thumbs Up Thumbs Down
0
Honney on 22/11/2011 02:49:45
avatar
Grade A stuff. I'm unquestinobaly in your debt.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Ellyanna on 23/11/2011 22:03:11
avatar
Your story was really informative, tnhaks!
Thumbs Up Thumbs Down
0
Jacoby on 24/11/2011 00:08:04
avatar
Hahahhaa. I'm not too bright today. Great post!
Thumbs Up Thumbs Down
0
WigoDaca on 09/12/2011 15:28:10
avatar
Они могли использовать последовательный и поступательный процесс интернационализации, постепенно добавляя рынок за рынком, нацию за нацией
Thumbs Up Thumbs Down
0
avatar
weng girls who have replica handbags were noted for wewereplica handbadgs circle and 'poodle skirts' for dancing.

These were wide swing felt skirts in bold colours wtheyh a design, originally a French poodle, applied to the fabric. These colourful skirts were also sutheyed to everyday wear, starched petticoats required to achieve the look for some.

wenger girls who have replica handbags would wear their hair in a ponytail and a short freplica handbadgse, contrasting to the soft curls and shorter hair cuts preferred by more mature girls who have replica handbags of the time.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Pregnancy wedding dresses on 10/01/2012 04:43:55
avatar
Useful info here!Thank you!
Thumbs Up Thumbs Down
0
replica christian louboutin on 13/01/2012 02:59:43
avatar
Good post….thanks for sharing.. very useful for me i will bookmark this for my future needed. thanks for a great source..
Thumbs Up Thumbs Down
0
buy zoloft on 24/03/2012 12:12:36
avatar
It would be really great to know if exists an english version of this post. Personally I have no idea in which language this article is written so I hope that someone will help me. Thanks in advance.
Thumbs Up Thumbs Down
0
louis vuitton epi leather on 18/01/2012 02:54:14
avatar
Your information is very topical for me. Thanks for the information. I really liked it.

I add this information into bookmark.
Thumbs Up Thumbs Down
0
1 2 3 4 next total: 34 | displaying: 1 - 10

Post your comment comment

  • Bold
  • Italic
  • Underline
  • Quote

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0