Sections
dowladda ku meel gaar ah oo aqoonsatay maamulka Xibin iyo xeeb
war ka soo yeeray madaxweynaha maamulka Xibin iyo xeeb ayaa lagu sheegay in DKMG ay aqoonsatay
maamulka xuibin iyo xeeb oo ka mid ah maamulada ka dhisan gobolada dhexe ee soomaaliya,maamulka xibin iyo xeeb ayaa dhawaan martigelinaya shirweyne lagu mideynayo maamulada ka dhisan gobolada dhexe ee soomaliya kaasoo lagu qabanyo magaalada cadaado maalmaha soo socda,waana sababta loo maleynayo iney dowladu ku dhiirigelineyso shirkaas.
madaxweynaha soomaaliya shiikh shariif ayaa goor dhaw meel fagaare ah ka sheegay iney haboon tahay in maamulka xubin iyo xeeb laga tixgeliyo shirarka arimaha soomaliya looga hadlayo.
hadaba la arki doonee halka ay ku danbeyso aqonsiga maamulkaas ee dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha iyo sida ay arintaas u saameyso shirka maamulada kale ay ku ballansanyihiin xaruunta maamulkaas ee cadaado.
wariyaha ceelbuurstate magaalada Muqdisho



However thwere decade marked the end of rationing and the resulting economic growth inevtheyably led to an increase in consumerwerem.
After years of hardship ordinary people suddenly had time, money and enthusiasm to put into re-inventing the post war world, and fashion was an important part of thwere.
Daily Guide
www.0y7.net
Post your comment