Sections
Madaxweynaha ceelbuur state oo jaaliyadaha dibadda ka codsadey iney ka qeybqaataan sidi alshabaab looga saari lahaa degaanadooda
shir ballaaran oo uu madaxweynaha ceelbuur state uu ku qabtay qadka taleefanka ayna ka soo qeybgaleen dhamaan jaaliyadaha beesha karanle ee dibadaha deggan ayaa waxaa looga tashtay sida ay jaaliyaddu uga qeyb qaadan laheyn dib u dhiska degaanadooda marka laga saaro alshabaab oo muddo cadaadis iyo bur bur u geystay magaalooyinka ay beeshu degto oo ku yaal gobolka Galguduud,madaxweynaha ayaa xubnaha ka soo qeybgalay shirkaas qadka taleefanka ahaa war bixin ka siiyey halka uu marayo dedaalada lagu doonayo in lagala wareego deganadaas ciidamada nabad diidka ah ee alshabaab.
madaxweynaha ayaa jaaliyadda ka codsadey iney ka qeyb qaataan dagaalka lagu soo afjarayo xukunka alshabaab ee ka socda degaanada ay beeshu degto.
dhaman dadki ka qeyb galay shirkaas ayaa ballan qaaday iney taageero dhan walba ah siin doonaan dedaalada dib loogu xoreynayo dhulkooda iyo iney qeyb ka qaadan doonaan dib u dhiska adeegyada bulshada ee burburay sida degsiyada iyo isbitaalada.
ugu danbeyn waxaa la isku af gartay in jaaliyadda dibaddu ay soo diraaan guddi xaqiiqo raadis ah oo tagi doona deganada Ceelbuur iyo Galhareeri si ay u soo ogaadaan baahida loo qabo dugsiyo iyo isbitaallo iyo waxyaakaha kale ee daruuriga ah.
Shirkaas oo guud ahaan ku dhamaaday guul iyo is afgarasho waxaa soo qaban qaabiyey gudiga xiriirka caalamiga ah ee maamulka ceelbuurstate.
wariyaha ceelbuur state ee yurub iyo ameerika
ceelbuurstate@gmail.com

Our coach factory store sale the coach poppy
and coach alexandra bag at lowest price.
Coach clearance shop for coach julia op art ,
coach madison bag ,
coach chelsea collection at high quality .
You can also go to our coach blog to get more information.
Post your comment