Home | News | CeelBuurState | Xarakada Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay saddex dhallinyaro Gudaha Degmada Dayniile, iyaga oo sheegtay inay Jaajuusiin ahaayeen
:
Poll: Like Our New Look?
Do you like our new Vivvo look & feel?

Xarakada Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay saddex dhallinyaro Gudaha Degmada Dayniile, iyaga oo sheegtay inay Jaajuusiin ahaayeen

Font size: Decrease font Enlarge font

23/08/11sii aqri

Xarakada Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay saddex dhallinyaro ah oo ay sheegtay inay Jaajuusiin ahaayeen

Talaado, Aug 23,11– Maamulka Xarakada Al-shabaab ee Muqdisho ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyay saddex dhallinyaro ah oo ay ku eedeysay inay ahaayeen jawaasiis, waxaana xukunka dilka ah ku ridday maxkamadda maamulkaas hoostagta.

Saddexda dhallinyarada ah ee la dilay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray: Cabdi Bakaal Macallin, Xuseen Maxamed C/llaahi iyo Ibraahim Maxamed Cabdi iyadoo lagu eedeeyay inay jawaasiis u kala ahaayeen dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo dowladda Kenya.

Fagaare ku yaalla degmada Dayniile ayaa xukunka lagu fuliyay, iyadoo dadweyne badan iyo saraakiisha Al-shabaab ay goobta ku sugnaayeen, waxaana qaaliga maxkamadda xukunka ridday uu sheegay in dhallinyaradan ay da'doodu u kala dhexeysay 16-sano illaa 31-sano.

Qaaliga Maxkamadda oo lagu magacaabo Sheekh Cumar ayaa sheegay in laba ka mid ah dhallinyaradan ay basaasiin u ahaayeen dowladda KMG ah lagana qabtay Muqdisho, halka midka kale laga soo qabtay degmada Saakow ee gobolka Jubbada dhexe uuna jaajuus u ahaa dowladda Kenya.

Goobjoogayaal ku sugnaa halka uu falkan ka dhacay ayaa sheegay in dhallinyaro wajiga xirtay ay toogteen saddexdaas wiil ayna dadweyne badan daawanayeen, iyadoo aysan ahayn markii ugu horreysay oo ay Al-shabaab dad ay ku eedeysay basaasnimo ay ku toogato degmada Dayniile.

Waaliga gobolka Banaadir ee Xarakada Al-shabaab Sheekh Maxamed Xasan Cumar oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in maamulkiisa uu ugaarsan doono cid walba oo jaajuus u ah dowladda Soomaaliya iyo dowladaha dariska ah, isagoo sheegay inay ku fulin doonaan xukunkan oo kale.

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaan ka hadlin dhallinyarada xukunka lagu fuliyay inay iyaga jawaasiis u ahaayeen iyo in kale. Waxaana degmada Dayniile oo uu ka dhacay xukunka ay ka mid tahay degmooyinka ay Al-shabaab weli kaga sugan tahay Muqdisho.

Subscribe to comments feed Comments (46 posted):

mohamed on 25/08/2011 03:07:58
avatar
thank you
Thumbs Up Thumbs Down
0
Gpad G15 on 03/04/2012 01:24:49
avatar
, we chemical get communicator strategies in this declaration, thanks for lug.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Criminal Records on 27/03/2012 04:46:26
avatar
Fulgurous make! I revealed so numerous invigorating conquer in your weblog especially its expression.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Inside Your RV on 26/03/2012 00:58:40
avatar
This is a stock vexation for the ceremony spent a. I worthy response your accruement informatory and creditable to say I adjudge enjoyed dissent your messages.
Thumbs Up Thumbs Down
0
USB Guitar cable on 29/02/2012 03:16:22
avatar
Thank you for the excellent article 。 My husband and I were very impressed with all the issues that she addressed. They will be a big help to us, not to mention to the many families that are now and in the years ahead that will be caring for their parents and/or aging family members! Great job, Kathryn! It's a "keeper"!
Most Sincerely, Mr & Mrs Kloth
Thumbs Up Thumbs Down
0
20th Birthday Wishes on 02/02/2012 09:38:21
avatar
The post is written in very a good manner and it entails many useful information for me. I am happy to find your distinguished way of writing the post. Now you make it easy for me to understand and implement the concept. Thank you for the post.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Dog Toys on 26/01/2012 00:36:50
avatar
I have been teaching a class and we are looking at this subject in the next week. I will be directing my student to look at your post for good information.
Thumbs Up Thumbs Down
0
frameless show enclosures on 20/01/2012 09:00:43
avatar
This is a well written article on this subject. I have been looking at starting a new business and this is valuable information to help me in my decision. Thank you.
Thumbs Up Thumbs Down
0
selling dubai property on 23/01/2012 06:10:50
avatar
Al-shabaab dad ay ku eedeysay basaasnimo ay ku toogato degmada Dayniile
Thumbs Up Thumbs Down
0
Marcus Shulz on 07/11/2011 14:54:12
avatar
Nice read, thanks
Thumbs Up Thumbs Down
0
technology dubai on 26/01/2012 08:26:21
avatar
They were pinned back into their seats by the force of the acceleration
Thumbs Up Thumbs Down
0
Grizzly on 21/11/2011 15:47:28
avatar
So excited I found this article as it made things much qiucekr!
Thumbs Up Thumbs Down
0
Shirley on 22/11/2011 04:20:45
avatar
You're the one with the brains here. I'm watcinhg for your posts.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Sherlyn on 23/11/2011 22:16:20
avatar
Four score and seven minutes ago, I read a sweet article. Lol tnhaks
Thumbs Up Thumbs Down
0
Replica handbags on 21/12/2011 03:33:05
avatar
This has been a very significant blog indeed. I've acquired a lot of helpful information from your article. Thank you for sharing such relevant topic with us. sdongp2013
Thumbs Up Thumbs Down
0
Nike High Heels on 04/01/2012 20:27:38
avatar
I like your article, writing dot, hey hey!
Thumbs Up Thumbs Down
0
replica panerai watches on 16/01/2012 03:04:37
avatar
Good post….thanks for sharing.. very useful for me i will bookmark this for my future needed. thanks for a great source..
Thumbs Up Thumbs Down
0
writing jobs on 17/01/2012 05:05:25
avatar
Useful information it helps me to understood different processes that have place in Africa and Asia
Thumbs Up Thumbs Down
0
avatar
I am glad to see that people are actually writing about this issue in such a smart way, showing us all different sides to it. You are a great blogger. Please keep it up. I cant wait to read whats next
Thumbs Up Thumbs Down
0
1 2 3 4 next total: 37 | displaying: 1 - 10

Post your comment comment

  • Bold
  • Italic
  • Underline
  • Quote

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0