Home | News
:
Poll: Like Our New Look?
Do you like our new Vivvo look & feel?

News

ugaaska beesha murusade oo ka qeybgalaya shir oday dhaqameedka soomaalida uga furmay xamar

Ugaaska beesha murusade ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas faracadde ayaa dhawaan wuxuu ka qeybgalay shirka ay oday dhaqameedyada soomaaliyeed uag tashanayaan arimaha dustuurka soomaaliya ay yeelan
Full story

BEESHA KARANLE OO LA SHIREYSA RAG KA TIRSAN OO ALSHABAAB KA MID AH

Waxaa maalmahan socda shirar u dhexeeya odayaasha dhaqanka ee beesha Karanle iyo rag beesha u dhashay oo ka mid ah xarakada Alshabaab kaasoo looga arinsanayo  waxyaabaha...
Full story

Madaxweynaha ceelbuur state oo jaaliyadaha dibadda ka codsadey iney ka qeybqaataan sidi alshabaab looga saari lahaa degaanadooda

shir ballaaran oo uu madaxweynaha ceelbuur state uu ku qabtay qadka taleefanka ayna ka soo qeybgaleen dhamaan jaaliyadaha beesha karanle ee dibadaha deggan ayaa waxaa...
Full story

CIIDAMADA ALSHABAAB OO KA GUURAYA DEGAANADA CEELBUUR IYO GALHAREERI

Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ayaa sheegaya in ciidamadi Alshabaab ay isaga baxayaan degaanadaas iyadoo la arkayo iney u soo baxsanayaan degaanada...
Full story

DKMG AH OO QABSATAY BALEDWEYENE IYO CIIDAMADA SHABAAB OO KA WADA BAXAYA GOBOLADA HIIRAAN IYO GALGUDUUD

ciidamada DKMG oo garbsanaya kuwa ahlusuna iyo ciidamo yar oo itoobiyaan ah ayaa saakay ku ruuqaansaday magaalada baledeweyne oo ay awalba kaabiga u joogeen. wararka laga...
Full story

jaaliyadda Karanle ee magaalada London oo dooratay maamul cusub

shir dhawaan lagu qabtay magaalada London ee carriga Ingiriiska oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee ka kooban tahay jaaliyadda Karanle ayaa looga...
Full story

beesha karanle ee wadanka keenya oo doortay gudiyo iyo maamul ku meel gaar ah

Munaasabad Ballaaran oo ka dhacday Hotelka Weyn ee Grand Royal ee ku yaalla Magaalada Nairobi ayaa looga dhawaaqay Maamul ay sameesteen dhalinyarada beesha...
Full story

HAMBALYO HAMBALYO CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha dowlad goboleedla ceelbuur state,golihiisa wasiirada, golaha baarlamaanka, haweenka ,aqoonyahanka maamulka ceelbuur state waxay hambalyo u dirayaan dhamaan saraakiisha,saraakiil xigeenka.alifleyda iyo dableyda ciidanka booliska soomaaliyeed...
Full story

maxaa looga hadlayaa shirka garoowe?

Marka laga hadlayo shir waxaa loo baahan yahay inuu lahado laba qodob oo muhiim ah kuwaasoo kala ah in la yaqaan dadka shirka ka soo...
Full story

dowladda ku meel gaar ah oo aqoonsatay maamulka Xibin iyo xeeb

war ka soo  yeeray madaxweynaha maamulka Xibin iyo xeeb ayaa lagu sheegay in DKMG ay aqoonsatay maamulka xuibin iyo xeeb oo ka mid ah maamulada ka...
Full story

madaxweynaha Ceelbuurstate oo hambalyada ciidda u diary shacabka ceelbuur state

madaxweynaha ceelbuur sate oo ku sugan magaalada nairobi ayaa shacabka ceelbuurstate u diray hambalyada ciida ramadaanka. madaxweynaha ayaa shacabka ceelbuurstate u rajeeyey iney nabad iyo barwaaqo...
Full story

TACSI innaalilaahi wa innaa ileyhi raajicuun raajicuun

dhamaan jaaliyadda karanke ee uk iyo norwey waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan rer maxamed cali oo kala ah: Luul Maxamed Cali, Daahir maxamed cali, Yuusuf...
Full story

jaaliadda karanle ee uk oo shasho sharaf u sameysay xildhibaan Mustaf Shiikh Cali dhuxulow

xildhibaan mustaf shiikh cali dhuxulow ayaa caawa 23/98/2011 magaalada London afur sharafeed ugu sameeyey dhamaan waxgaradka beesha karanle. xildhibaanka ayaa beesha karanle uga warbixiyey xaaladda soomaaliya...
Full story
1 2 next total: 24 | displaying: 1 - 20
Featured author