Sections
turkiya oo booqatay somalia
prime minsterka turkiya oo booqasho ku tagay soomaaliya
Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhaqaalihii ay ugu talagaleen in lagu dayactiro Saldhigyada Muqdisho ay ku xayiran tahay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNPOS. Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya Max’ud Axmed Nuur (Tarsan) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Saldhiga Booliska degmada Yaaqshid ee gobolka Baanadir ayaa waxaa uu sheegay in lacago loogu talagalay in lagu dhiso Saldhigyada ku yaalla Magalada Muqdisho ay ku xayirantahay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNPOS. Max’ud Axmed Nuur ayaa waxaa uu tilmaamay in ilaa 9-Saldhig oo ku yaalla Muqdisho dhaqaalihii loogu talagalay in lagu dayactiro ay iminka ku xayirantahay Xafiiska Qaramada Midoobay, waxaana uu ugu baaqay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ambassador Mahiga in lacagahaasi ay sida ugu dhaqsiyaha badan usoo wareejiyaan si loo dhiso Saldhigyadaasi howlahooduna ay u bilowdaan. Gudoomiyaha ayaa waxaa uu intaasi ku daray in ahmiyadda koowaad ay siinayaan soo celin nabad galyada sidaasi darteedna loo baahanyahay in la howlgalliyo Saldhigyadaasi si ay usoo laabtaan adeegyadii bulshada. Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna duqqa Magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in Wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya ay goordhow dayac tiri doonto Garoomadii ay ku badda Cagta ku cayaari jireen Dhalinta Muqdisho oo ay dagaalladu saameyeen taasi oo uu ka xusay Garoonka ku badda Cagta ee Istaadiyo Koonis. Maanta ayay aheyd markii gudoomiyaha oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Maamulka gobolka ay booqasho ku tageen degmooyinkii dhawaan laga saaray Al Shabaab gaar ahaan degmooyinka Yaaqshid, Kaaraan iyo degmada C/casiis ee gobolka Banaadir halkaasi oo ay ka muuqdaan burbur lixaad leh oo ay gaarsiiyeen dagaalladii u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab.



Madaxda turkia oo booqasho ku tagaya Soomaaliya waa sax . waad mahadsantihin
but most importantly mass production 'off the peg' clothing became available at prices that allowed most people access to latest fashionable styles.
The baby boom led to a high demand for children's clothing. Some styles of children's clothes sought to include fashion ideas that were making their way into the weth and even adult styles.
Daily Guide
www.0y7.net
<a href="http://www.skilch.com">genevieve</a>
www.skilch.com
Post your comment